Appka waafi waxa waxa iska leh shirkada Hormuud/Telesom soo kale laga yaabaa inay share kalena lagula jiro, app kan waxa uu si fiican ugu shaqaaya adeegyada ay ka mid yihiin ZAAD, EVC, SAHAL IWM. appkani waafi waa app runtii soo kordhiyay adeeg dadbadan u fududeeyay in la iskugu dirro dirro lacag waliba si aad u fudud adoo jooga wadamada caalamka, appka waafi waxa uu ka mid yahay apappka ugu wanaagsan ee ay leeyihiin shirkado soomaaliyeed kaasi oo lacag la iskugu xawilo karro si aad u fudud adigoo adeegsanaaya mobilekaaga ama computer, Waxa aad kaliya u baahan tahay inaad hesho Internet.
Hadaba shirkada leh waafi app waxa ay soo cordhisay nidaam loo bogay oo ah MASTERCARD, appkan waafi waxa uu dhawaan soo saaray in macmiisheedu ayy ka dhex furan karaan appka Waafi Mastercard free ah oo aan wax lacaga lagaa qaadayn. Mastercard-kani waa mid aad kaga soo adeegan karto dhamaan meelaha caalamka lagaga adeegto nidaam Online ah sida tusaale, Amason iyo Alibaba adigoo alacgta kuu jifrta simcard-kaaga aad u wareejinayso dhanka mastercard-ka si fudud, kadibna waxa aad si fudud uga iibsan kartaa dhamaan waxa lagu iibsado masterd-yada caadiga ah.
waxa kale oo uu appka waafi aad si aad u fudud ugu diri kartaa lacag meher adoog kaliya sawiranaya QR code ka waxa la yidhaah ee ku sawir ku iibsooyinka meheradaha hoostooda. Sidoo kale waxa aad ;acag u diri kartaa dhamaan eheladada adigoo kasoo diraaya lacagta dibada iyo dalkaba.
Waafi App waa barnaamij casri ah oo ay soo saartay shirkadda WorldRemit oo xarunteedu tahay Somaliland. Waafi App waa mid loo adeegsado adeegyo kala duwan oo ay ka mid yihiin lacag-dhiibis, lacag-qaadis, iibsi, iyo adeegyo kale oo farsamo, oo loogu talagalay isticmaalka bulshada ku nool Geeska Afrika, gaar ahaan Somaliland, Soomaaliya, iyo Djibouti. Waafi halaga faa'iidaysto waayo waa appka ugu wanaagsan uguna fudud dhanka adeegsiga si free ah ayaa badana aad wax ku diraysaa.
Astaamaha Waafi App:
- Lacag dirid iyo lacag qaadid: Waafi App waxay ay bixisa dhamaan adeegyada lacag diridda iyo qaadista oo leh taageero loogu talagalay mobile banking, taas oo u sahlaysa macaamiisha ama isticmaalayaasha inay lacagaha u diraan ehelkooda iyo asxaabtooda.
- Mastercard: Mastercard waa adeeg aad si heer caalami ah aad waxa uga soo iibsan karto dhamaan meelaha sida online-ka ah waxa looga soo iibsado Sida, Amazon, Alibaba, servers iyo waxii la mid ah.
- Iibsi: Isticmaalayaasha waxay adeegsan karaan Waafi App si ay u iibsadaan alaabooyinka iyo adeegyada kala duwan dhamaantoodba.
- Bixinta Biilasha: App-ku wuxuu sidoo kale si fudud u ogolaanayaa isticmaalayaasha inay ku bixiyaan biilashooda, sida biilasha uskuulada, korontada, biyaha, iyo adeegyada kale ee loo baahan yahay dhamaan.
- Amaah: Waafi App wuxuu bixiyaa adeegyo amaah ah, kuwaas oo ku xirnaan kara macaashka isticmaalaha iyo taariikhdiisa dhaqaalaha.
- Ammaan iyo Sirta Macaamiisha: App-ka wuxuu leeyahay farsamooyin sare oo ammaan ah inta hada la adeegsanaayo, kuwaas oo ilaalinaya xogta macaamiisha si aan loo dhicin ama aan loo khalkhalin ammaanka lacagahooda.
Faa’iidooyinka Waafi App:
- Fududeyn Maalinle ah: App-ka wuxuu u sahlayaa isticmaalayaasha inay ku maareeyaan lacagahooda iyo adeegyada maalinlaha ah si sahlan, iyaga oo aan u baahnayn inay aadaan goobaha lacagah laga waxilo ee safafka dhaadheer loo galo.
- Adeegyo Joogto ah oo Kala Duwan: Waafi App wuxuu bixiyaa adeegyo kala duwan oo isku xiran, kuwaas oo ku habboon baahiyaha bulshada ee joogtada ah.
- Goobaha/wadmada laga adeegsan karo: Waafi App waxaa lagu isticmaali karaa meel kasta, taas oo ka dhigaysa mid ku habboon dadka ku nool meelaha kala duwan ee Geeska Afrika.
- Fududeyn Maalinle ah: App-ka wuxuu u sahlayaa isticmaalayaasha inay ku maareeyaan lacagahooda iyo adeegyada maalinlaha ah si sahlan, iyaga oo aan u baahnayn inay aadaan goobaha lacagah laga waxilo ee safafka dhaadheer loo galo.
- Adeegyo Joogto ah oo Kala Duwan: Waafi App wuxuu bixiyaa adeegyo kala duwan oo isku xiran, kuwaas oo ku habboon baahiyaha bulshada ee joogtada ah.
- Goobaha/wadmada laga adeegsan karo: Waafi App waxaa lagu isticmaali karaa meel kasta, taas oo ka dhigaysa mid ku habboon dadka ku nool meelaha kala duwan ee Geeska Afrika.
Waafi App wuxuu noqday mid si weyn loo isticmaalo oo kalsooni ku qaba bulshooyinka ku nool gobolka gaar ahaan markii ay soo kordhiyeen adeega mastercard-ka, maadaama uu bixiyo adeegyo ay dadku u baahan yihiin oo si wanaagsan u shaqeynaya, shirkadani Waafi waxa ay fududaysay hawlo badan oo dhibaato ahaa in la hello markii hore hadse waafi waxay fududaysay dhamaan adeegyadii isku dirista lacagaha kaasi oo ay adkayd in si heer caalami ah oo fudud loo hello.
0 Comments